NINKA INUU NA DUUDSIIYO RABOW, DIIDNAYE OGOW!
Tan iyo markii la riday taliskii MAXAMED SIYAD BARRE oo eey beelaha ku abtirsada HAWIYE
kaalin libaax ka qaateen ridistiisa waxaa soo ifbaxay ififalaalo murugo leh oo beelaha somaliyeed
qaarkood soo wajahay gaar ahaan beesha MUDULOOD.
Beesha mudulood ee dagta gobolada banadir, shabeelada dhexe, shabeelada hoose, galgaduud,
hiiraan, jubbada dhexe, iyo waliba gobolka Somali galbeed ee Ethiopia ayaa godkeedii biyo ugu
galeen.Wixii 1990 ka danbeeyay gobolka beesha leedahay ee banadir ayaa waxaa ka taagnaa dil,
kufsi, boob aan loo meel dayin oo eey geysanayeen dad aan gobolka u dhalan.
Dadkaas oo geed dheer iyo mid gaabanba u fuulay sidii aan xasilooni iyo kala danbeyn looga hilin
gobolka beesha leedahay ee banadir si ay hadhow u sheegtaan gobolka.
Gobolka banadir waa gobol istaraatiiji ah oo isku xira labada qobol ee somaliya ugu ganisan ee
shabeelooyinka.
Sidoo kale, waa gobol ganacsi oo shirkadaha ugu waaweyn ee somaliya ayaa ku yaala, wuxuuna
leeyahay dakad iyo airport caalami ah.Jawigiisa oo dhexdhexaad ah iyo qudrada somaliya oo
dhan ka baxda sida muuska, canbaha, cinabka, babaayga, liinta iyo kuwo kale oo loo soo iib keeno
ayaa ka digtay gobolka mid beelaha qaarkood eey u hanqaltaagaan qabsashadiisa.
Shaar hawiyenimo ayaa la soo gishtay si gobolka loo sheegto markii lagu fashilmay arintaasna
waxaa la soo gishtay mid diimeed oo hada taagan.Waxaa la iibsaday goofafkii banaanaa oo guryo
laga dhistay kadibna la soo dajiyay dad ka soo hayaamay gobolada abaaraha ku caanka
ah.Dadkaas intey Marti sharaf leh noqon lahaayeen bey dil, kufsi, dhac, boob kula kaceen dadkii
dagaanka eey ugu yimideen.Waxaa la bilaabay caadooyin xun xun oo somalidu eeysan horay u
aqoon sida dadka oo laga beecmushtaro, biyaha wabiyada oo dadka laga qado iyo IWM.Markii
dadkaas loo sheegay in ey Marti yihiin gobolkana eey dad leeyihiin waxey marmarsiiyo ka
dhigteen hadal xasidnimo ah oo aan sinaba loo qaadan Karin sida gobolkaan lama kala xigo!
Hadaba kuwa sidaas leh waxaan u sheegi lahaa in beelaha somaliyeed aan dhul iskugu
darsaneeyn xamarna ey ku dhextaal bartamaha dhulka mudulood.
Gabagabadii, maxaa nala gudboon dhamaanteen hadii aanu nahay beesha mudulood?Waxaa la
yiri meel hoo u baahan hadal waxba Kama taro ee ma iska daawanaa dhulkeenii oo la boobayo,
aqoonyahankeenii loo la dilayo oo ma isdhiibnaa sida “RED INDIANS” KII OO KALE!Mise wax
baan ka qabanaa?
Dadkeygiyow
Waa in aanu muujinaa midnimo siyaasad ahaan, dhaqaale ahaan, iyo fikir ahaan oo aan ugu
hortagi karno cadawga dhulkeena koonfurta xamar xooga ku heysta nooc walba ha
ahaadee. Waa in aan fiiro gaara u yeelano aqoonyahanka iyo waxgaradka mudulood ee
shirqoolka lagu dilayo sharcigana la horkeenaa kuwa shirqoolada wada. Waa in aanu ku
kadsoomin idaacadaha cadawga sida BBC-da oo ka shaqeysa isku dirka mudulood.
Waa in aanu ku fikirnaa in aan sameysano maamul goboleed ka taliya dagaanada beesha
mudulood.Dadkeygiyo hool adag ayaa noo taala si ubadkeena xornimo iyo sharaf ugu noolaadaan
oo Dhulkoodii aan lala sheegan.Hadaba ugu danbeyntii dadka xamar ku dagaalamaya ee ka
tirsan beesha ha ogaadeen in ey dhulkoodii burburinayaa oo boosaaso iyo guriceel nabad yihiin
oo dhismooyin ku socdaan, Kuwa kale ee aan beesha u dhalan ha ogaadeen in eey meel aysan u
dhalan ku dagaalamayaan hana ka dagaalameen goboloda eey ka soo jeedaan.
Ninka inuu Na duudsiiyo rabow diidnaye ogow!

No comments:
Post a Comment