Saturday, August 30, 2008

Beesha Jabarti Ismail oo u soo Hanqaltaaqeysa Magaalada Mudulod ee xamar war Miyeynan Ogeyn Inaan Hawiye kale U diidnay Iney dhulkayaga Maamulaan

Salaadiintii Puntland uga qeyb gashay shirweynihii dib u heshiisiinta Qaran ee sanadkii la soo dhaafay lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa soo jeediyay in Doorashada Maamulka Gobolka Banaadir ay noqoto mid ka madax banaan nidaam qabiil, sababo la xariirto in magaaladaasi ay tahay caasimada dalka Somaliya.
Salaadiinta ayaa waxay ku baaqeen in Doorashada Gobolka Banaadir lagu saleeyo qaabka 4.5, isla markaana aan lagu koobin Beel dhan, waxayna sheegeen in loo baahan yahay in si Soomaalinimo ku dheehan tahay loo doorto .

Mid ka mid ah salaadiintaasi oo arrimahaasi faahfaahinayay ayaa sheegay in loo baahan yahay in caasimadda dalka ee Muqdisho iyo Gobolka Banaadirba ay noqdaan kuwo leh xeer ka gaar ah kan gobollada iyo magaalo madaxyada kale ee dalka wax kasta oo calaamad qabiil gaar ah yeelan karana laga fogeeyo maamuladoodana lagu saleeyo qaabka ay Soomaaliya wax ku soo qabsatay ee 4.5 .

Baaqa salaadiinta ka soo jeeda Deegaanada Puntland ayaa la ogeyn ujeedada rasmiga ah ee ka dambeysa iyo waxa xilligan ku soo beegmay, iyadoona lagu jiro qaban qaabada Doorashada Maamulka Gobolka Banaadir, taasi oo la filayo in dhowaan dadka Muqdisho ay doortaan Hogaan u dhashay Gobolka. .

Dadka Magaalada Muqdisho ayaa durba bilaabay inay siyaabo kala duwan uga hadlaan ujeedka ka dambeeyay hadalka Salaadiinta ka soo jeeda Puntland, xilli maamulkii hore ee Gobolka Banaadir uu ahaa mid isku koobay ama nidaam qabiil oo kaliya uu ka jiro, waxaana jirin beelo kale oo ka qeyb qaatay Maamulada ay hogaan u hayaan.

Lama oga jawaabta ama aragtida dadka ka soo jeeda Gobolka Banaadir ka dhiiban doonaan hadalkan ka soo yeeray Salaadiinta Puntland oo ah hadal micno la aan ah oo ku fadhiya qabyaalad qaawan.


Comments qeybta afkaaraha dadweynaha








Posted By hawiye on 31 August, 2008


Posted By Toxobow on 30 August, 2008
asc,walaalayaal yeeli mayno kayga lihi kaagana kula lihi,majerten puntland si qabiil ah buu u xukumaa,mana laga yaabo haddii aanu nahay beelwenta mudulood in maamulka gobolka bandir oo soo farageliyo dad aan degaan u dhalan,tarikhda xamar way qorantahay dhulku soo anigu ma lihi dadku sow dadkeygi maahan,jawaab cad ayaan ka soo sari doonaa hadalka odayaasha beesha majeerteen oo ah jees jees.


Posted By Hadda imid on 30 August,2008
adeerayaal ,hadalku ha yaraado xamar Mudulood baa leh in aan mudulood aheyn maamulo maayo waa waxaan walalahen Hg ka diidnay 20 sano marka howlo kale qabsada waanu ognahay in A/Y daba idinka riixayo laakin waad ku fashilmeesan sida ay dad badan oo idinka horeeyay u fashilmen.
xamar unukaa leh walina xukumeno.


Posted By Deeqa 30 August,2008

xamar in u xukumo nin aan u dhalaan oon aheen mudulood waa habeenki xalaay tagey, taas waxa la yeela marki nin h/g aad ka dhigtaan gudomiyaha putland.dowladan waxey horey u tiri ninkasto iyo gabalkisa, marka xamar hadi ey tahay casamadi somalia dad bab is kaleh.dadka nagu xigana waa heer xamarka caad caad.

Posted By Agaal on 30 August 2008
all i want to say is xamar is abgaal land and every one can live there but he must respect the natives of xamar their rightful rights to self adminstration and governace.

Posted by HHH on 20 August 2008
KALAYA AAQLI XUMADODA NIMANKA ISKU SOO SHARAXAYEY GUDOMIYASHA PUTLAN MAKU JIIRAAN SACAAD SACID SABATO AHA KALAKACYO WAXAA WAXA KA LEEH SACAAD,DHUUL DADOW JECELA IN EEY DHUUNTA U SO TAGAAN NINKI RABO IN EEY KA DHIIGTAAN CASAMID DHUULKODA HA KA DHIKTAAN XAMAR DAD AYAA KA DHIIGTE, MARTI KIBIRTEY MUDAANKEDA LA MARSIYA

waxaaan la yaabanahay aqliyarada daarood xamar waa tii aad ogaadeen kkkk hadda maaa hadana u soo hanqaltaagteeen waleee godkiina ayaaa kuyaaal qabuura camira ayaad noqondoontaan laaakin waa in puntland lagu soo daraaa dawlada waxay leeyihiin madaxweyne ayaan dooranaynaaa kaalay xamar waa maaalintii idinku danbaysay aduunka wax daarood layiraahdo xamar kuma noolaaan karaan taas ogaada doofaarayah.

1 comment:

Anonymous said...

hello... hapi blogging... have a nice day! just visiting here....