Tuesday, July 1, 2008

Abgaaloow baro dhulkaaga(Shabelada dhexe)


Middle Shabele (Somali: Shabeellaha Dhexe) is an administrative region (gobolka) in southern Somalia. As part of the former Benadir region, its capital was Mogadishu until the mid 1980s, when the town of Jowhar became the capital. It is bordered by the Somalian regions of Galguduud, Hiiraan, Lower Shabele, and Banaadir and the Indian Ocean.
It is named after the river Shabeelle that passes this region.


shabelada dhexe belongs to mudulood and shiidle clans.

2 comments:

Anonymous said...

Salaan sare dadka isku taxluujiyey webside kan,
Dhulkeena maba lahan xusuus. Sababtoo ah sawiro fiican lagama haayo hadaan Shabeelada dhexe ku qoro google waxuu iisoo tufaa dad baahan daqal jabay iyo dad hubayan!. Gobolada kalena guryo qurxoon, bado iyo dhul wanagsan ugaar iyo fardo!. Dad labisan iyo xafiisyo!. Waa yaabay! War wax halaga bedelo image ka dhulaas koonfureed shabeelada dhexe gaar uma aha dhibtu ee waa ka biloow mareeg ilaa kismayo foolxumo sawiro naxdin leh wax kale google kama haayo oo xusuus fiican xogaa muqdisho oo umadu iskula dhegentahaa sawiro kala nooc nooc ah laga hayaa inta kale waa aan ooyee albabada ii xira!.

Anonymous said...

http://www.youtube.com/watch?v=KsMFWeWIxD4