Wednesday, July 2, 2008

magaalada abgaal town ee xamar oo xaaladii ugu xumeed ku jirta !


Xiligii ugu xumaa ay Muqdisho ku jirto tan iyo markii xuriyada la qaatay
Markaad fiirisa waxa dhacaayo waa wax qofka biniaadanka ah uusan qaadan karin maxaayeelay magaalo 20 sano colaad ku jirto waa mid nasiib xumaa oo u muuqato cadaabkii ilaahay oo aduunka lagu dhaxal siiyey, maxaa yeelay wax ka xun male isdila idinka xalna hahelina ,hadii dhulka gariiro intoow ilaahay ugu tala galay baa dhimato lakiinsa dil aan dhamaad laheyn xal aan soo dhaweeen maaha mid sahlan .
Ilaahay waxuu ugu abaalshegtay reer qureesh in uu ka koreyey Cabsi iyo Gaajo hadase waxaa Muqdisho ka jira waa labadaas oo isbiirsatay oo walina jirin cid heysa xalka looga bixi lahaa marka laga reebo waa ku diiday ee i diid waa ku dilay ee idil waa ku dhacay ee idhac waa hal ku dhiga laga dhaxlay dowlad la.aanta


Waayeel ma noolo Culuma daa xalkeeda aqoonyahan kuma jiroo waaba ugaarsi dil ku xukuman intaas haday meesha ka baxday yaa xal keenaayo
Subaxii markaad soo kacdo Muqdisho koow waxaa ka bilaabee qadada ma soo nabad noqon toontaa mise nin baa shaqo kaa dhigan doono oo ku dili doono
Nabiga nabad galyo naxariis korkiisa ha ahaatee waxuu yiri fidna ku xun ma jirta in dhiiga muslinka micna la-aan uu ku daato oo leyka xaaleeysto waxa hadda Muqdisho ka dhacayana waa, waa baryaa iyo gabal dhacaa qof Muslin ah baa dhimanayo iyadoona la ogeen cida wax disho ,yaa dilay lama yaqaano niman Bistoolado ku hubeysan baa dilay oo aan heebtooda la garaneynin.
Waxaa la hubaa meel dhiig muslin ku daato waxa laga dhaxlaayo in ay tahay caro ilaahay oo soo dadajiso cadaab alle.
abgaaloow degaanku waa degaankiina ee fadhiga ka kaca!

No comments: