Friday, July 25, 2008

Xaflad Qado Sharaf Lagu Soo Gunaanadayay Todobaadka Xuska Aabaha Isboortiga Nuur Jeenyo iyo Olympic-day Run oo Ka Dhacday Saxafi Hoteel

Waxaa Hotelka Saxafi ee magaalada Abgaal Town ee Muqdishu lagu qabtay xaflad qado sharaf Lagu Soo Gunaanadayay Todobaadka Xuska Aabaha Isboortiga Allaha ha u naxariistee Nuur Jeenyo iyo Olympic-day Run , xafladan oo ay Guddiga Olambikada si heer sare ah ay u soo agaasimeen ayaa waxaa ka soo qeybgalay mas`uuliyiinka socotay Dawladda Federaalka sida Ra'Iisulwasaareku-Xegeenka ahana wasiirka warfaafinta, isboortiga iyo dhalinyaradda axmed cabdi salaan aadan, Wasiirka Arimaha gudaha iyo amniga Nuuse Nuur Amiin ,Xildhibaano, waxgarad ,culimaa`udiin qeyabaha kala duwan ee bulshada iyo bahweyn isboorti oo ay ka mid yahiin ciyaaryahano hore oo magac dalka ku leh

Ugu horeyn waxaa halkaasi warbixin ka soo jeediyay Ibraahim Roombo Guddoomiye ku xigeenka XSKK ahna Xoghayihii tartanka xuska Aabaha Isboortiga Nuur Jeenyo wuxuu ka warbixiyay qaabka qabanqaabo ee ay GOS tartankan u galeen iyo sida tartamadii dhacay loogu kala guuleystay abaalmarinada tartan ciyaareedka Xuska Nuur Jeenyo Allaha ha u naxariistee sidoo kale waxaa halkaasi G/X/1-aad G.O.S ahna Guddoomiyaha XSKK Aadan Xaaji Yabaroow (Wiish) isagoo sheegay in ay mudan tahay in mar kasta la xasuustaan Halyeeyga Aabaha isboortiga Nuur Jeenyo oo uu sheegay inuu yahay nin mar walba quluubta bahweynta isboortiga mar walba baaqi ku ahaan doona .

Guddoomiyaha G.O.S C/qaadir Ibraahin Gacal Abkoow ,Guddoomiye ku xigeenka G.O.S arrimaha xiriirada Xaaji Cabdi Cilmi Warsame iyo Saciid qorsheel oo ka mid ahaa Ciyaaryahanadii kooxdii Jeenyo ayaa iyaguna waxa ay ku dheeradeen aqoonta ay u leeyahiin Allaha ha u naxariistee Nuur Jeenyo .

Ra`iisul wasaare ku xigeenka ahna Wasiirka Isboortiga Axmed C/Salaam Aadan ayaa isna halkaasi ka hadlay isagoo sheegay inay farxad u tahay inuu bahweynta isboortiga kala qeybgalo gunaanadka xusta 1-aad ee Aabaha Isboortiga Nuur Jeenyo wuxuuna carabka ku adkeeyay in uu howlo shaqo uu ku jiray ka soo tegay isagoo danaynaya in bahweynta isboortiga iyo G.O.S kala qeybgalo Xafladda gunaanadka Xuskan sanadguuradii 1-aad ee geeridii Aabaha isboortiga Soomaaliyeed Nuur Xuseen Cabdi (Nuur Jeenyo)

Xafladda ayaa ku idlaatay jawi aad u qurux badan iyadoo halkaasna lagu bixiyay abaalmarino koobab oo la guddoonsiiyay kooxihii ku guuleystay koobka xuska marxuum Nuur Jeenyo waxaana xafladan ka soo qeybgalay mas`uuliyiin ay ka mid yahiin Wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga Muuse Nuur Amiin xildhibaan Sheekh Jaamac Xaaji Xuseen , Maamulka Gobolka Guddoomiye Ku xigeenka arrimaha Bulshada Cumar Dacas , Cusmaan Dhagax Tuur ,Taliyaha Ciidanka booliska Soomaaliyeed Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdid) , mas`uuliyiin sare oo dhanka xiriirada kala duwan ee G.O.S , ciyaaryahano hore kana tirsanaa kooxdii Jeenyo , iyo marti sharaf kala duwan oo boqolaal gaarayay waxayna tartamadaasi u dhaceen sidaan iyo weliba taariikhnololeeydkii marxuum nuur jiinyo halkaan ka fiirso.

GUDDIGA OLYMBIKADA SOOMAALIYEED

TAARIKH NOOLOOLEEDKA

NUUR XUSEEN CABDI

(NUUR JEENYO)

Marxuum Nuur Xuseen Cabdi wuxuu ku dhashay Gobolka Mudulood ee Banadir Xaafadda Wardhigley ,Sannadku 1924kii ,Marxuum Nuur Jeenyo Yaraantiisu Jeclaa Ciyaaraha,wuxuuna Daawashada Ciyaaraha ku soo biiray 1947,wuxuuna fagaaraha lagu hardamo ka Muuqday Muddo fara badan wuxuuna Muteeystay in loo Doorto Madaxa Naadiga

LLPP,Sannadkii 1955tii ,wuxuuna Duba Muujiyey Karti iyo Dadaal dheeri ah ,wuxuuna kor u qaaday Magaca Wasaaradda Hawlaha Guud,Gaar ahaan Naadiga.

Jeenyo,Wuxuuna soo Saaray Ciyaartooy Farabadan

Marxuum Nuur Xuseen Cabdi (Nuur Jeenyo),wuxuu Magac Weyn ku yeeshay

Ciyaaraha Dalka Soomaaliya,wuxuuna ku leeyahay taariikh lama Ilooban ah .

Marxuum Nuur Xuseen Cabdi Nuur Jeenyo 1968 loo Doortay Guddoomiyaha

Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta ,Wuxuuna kor u qaaday Dhaqdhaqaaqa

Isboortiga Soomaaliya ,Wuxuuna Gacan weyn ka geystay Dhismaha Garoonka

Kubadda Cagta Stadio Coni iyo Garoonka Kubadda Koleyga Ex-Luujino

Sannadkii 1971nwuxuu dib ugu laabti Naadigiisi hore ee LLPP (Jeenyo)

Marxuum Nuur Xuseen Cabdi (Nuur Jeenyo),intuu Maamulka Naadiga LLPP Hayey

Wuxuu hantay Guulo Farabadan ,waxaana ka mid ahaa 4 Horyaal iyo Koobka Koobaka Jeneral Daau;d Cabdulle Xirsi iyo Koobab farabadan oo Munaasabada la

Dhigi jiray oo ay Hanteen.

Marxuum Nuur Xuseen,Dadka Ciyaaraha Xiiseeya ,waxay ugu yeeraan Aabaha

Isboortiga Soomaaliyeed,taasoo u ku Muuteystay Kaalinti u ka qaatay Horumarinta

Isboortiga,wuxuuna u huray Naftiisa iyo Maalkiisa iyo Waqtiba

Marxuum Nuur Xuseen Cabdi (Nuur Jeenyo) qof Dadka Isbortiga Jecel la tashta

Gaar ahaan Teegeerayaasha Naadiga Jeenyo,wuzuuna Taageero Dhaqaale u fidin jiray

Ciyaartooyda,Taageerayaasha Dhibaato la soo gudboonaata,wuxuuna u ahaa qof dadka aan u kala soocneyn,taasoo ku kasbaday taageerayaal fara badan.

Marxuun Nuur Jeenyo,wuxuu burburkii ka dhacay dalka isaga dab qaaday labadii Hoggaamiye Kooxeedkii Cali Mahdi iyo Jeneral Moxamed Faarax (Caydiid) ,Isaagoo

Kaashanayaa Khubarada Isboortiga ee Dalka ku haray ee isku hadafka ahayeen,

Wuxuuba ku guuleystay Iyadoo Dalka ay Diri ka jirto inuu Lubbadda Cagta soo

Nooleeyo Islamarkana u Ciyaar Heer Qaran ah Ciyaartooy Kubbadda Cagta ah

U diro Dibadda ,waxaa u ku Guuleeystay Dadkii Soomaaliyeed oo Qabiil Qabiil isku

Dilayaao in uu Calanka Soomaaliya Dul Suro Goobaha Ciyaaraha Caalamka lagu qabto.

Marxuum Nuur Xuseen Cabdi,marku u arkay in Tilaabada hore u ku guuleystay

Wuxuu Shir Hoosaad u qabtay ,intuu islahaa isku hadaf ayaa tihiin,wuxuuna u soo

Jeediyey in Isboortiga Soomaaliya Boorka laga jafo, Shacbiga Soomaalieed Nabadna loogu baaqo.waxaana arrinta la qaadaa dhigay Khubaradii Isboortiga ee Markaas Da;ka Gudahiisa ku noolaa.,waxaana Boor Jafidda Isboortiga la gartay Labadii

Hoggaamiye ee Waqtigaas Dalka gaar ahaan Magadisho ka talinaayey,waxayna isku

Raaceeyn in dib loo dhiso Guddiga Olymbikada Soomaaliyeed ee GOS,Sannadkii 1993.Sannadkaas Marxuum Nuur Jeenyo loo Magacaabay inuu Noqdo Guddoomiye

Ku Xigeen.Waxaa Muddo dheer la soo maraba waxaa mar labaad Dib u habeyn

Sal ballaran lagu Sameeyey GOS iyo Xiriiradiisa Sannadku marku ahaa 1997

Waxaana Marxuum Nuur Xuseen Cabdi loo Magacaabay Guddoomiye Ku Xigeenka

GOSM Islamarkana ,waxaa la Dhisay 12 Xariir iyo 6 Urur.

Marxuum Nuur Xuseen (Nuur Jeenyo),ugu Dambeynti Sannadku marku ahaa 2004

Waxaa loo Caleemo saaro inuu Nodo Guddomiye Sharafeed Abasiyan ee GOS/

Marxuum Nuur Xuseen Cabdi Sannadku marku ahaa 2006,wuxuu u dhoofay London

Halkaas ay ku Noolayeen qaar ka mid ah Cailadiisa,wuxuuna halkaas ka si waday

Isboortiga uu Jaclaa ,wuxuuna ku biiray Dhallinyaradii Qurba joogta ahaa ee Dhaqdhaqaaq Isboorti Dibadda ka waday,ugu Dambeyntii Marxuum Nuur Xuseen

Wuxuu Geeriyaaday Isagoo ka soo Laabtay Wadanada Yurub Ciyaaraha EURO SOM ee lagu qabtay Dalalka Filand iyo Iswydan Taarikhdu markay ahayd 16/8/2008

NUUR XUSEEN CABDI (NUUR JEENYO)

WUXUU BAAQI KU AHAAN DOONAA

QULUUBTA BAHDA ISBOORTIGA

ALLAHA U NAAXRIIST

Xafladda Xiriitaanka Tartanka Munaasabadda Sannad-Guuraada 1aad ee Marxuum Aabaha IsboortigaSoomaaliyeed

Nuur Xuseen Cabdi (Nuur Jeenyo)

16/8/2007

Ee lagu qabtay Hotel Saxafi

22/7/2008

Marti Sharafta lagu Casumay Xafladdaan

Waxaa Sharaf weyn u ah Guddiga Farsamada ee loo Xilsaaray Fulinta iyo

Meel Marinta Barnaamijkaan,oo ay ka qeyb galeen 9 Xariir oo hoos yimaada Guddiga Olymbikada Soomaaliyeed,waana markii ugu horeysay 9 Xiriir ah wada qabtaan Tartamo isku ujeedda ah,xiriir Kasta,wuxuu qabtay Ciyaarihii u Xil Saarnaa,wuxuu bilaawday 02/07/08,wuxuuna dhammaaday 15/7/2008.Guddiga Farsamada wuxuu amaan iyo Bogaadin u soo jeedinayaa Dhammaan Xiriirada,Naadiyada iyo Kooxaha ka qeyb qaatay Tartankaas ,sidoo kale Guddiga Wuxuu u mahad Celinayaa Shaqsiyaadkii iyo Hay;adahii Gacanta ka Geystay sida Telecom Somalia

Oo ugu Deeqday Barnaamijkaas 260 Funaanado,iyo Est. Africa trending shipping &Company oo ugu Deeqday Barnaamijkaan 60Funaanadood, sido kale Imaan Sports ugu Deeqday Tartanka Munasabadda Marxuum Nuur Jeenyo laba Koob Kubadda Cagta & Fustalka.,waxaana Marnaba la

Iloobi Karin Saldhigga Booliiska Bari oo kaalin Fiican ka qaatay Xoojinta

Nabadgelyada Garoonka.

Tartankii lagu Maamuusayey Abaaha Isboortiga Soomaalieed waxaa ka

Qeyb qaatay 20 Kooxood,waxayna Ciyaaraha u dhaceen sida halkaan

Ku Lifaaqan..

N0
Xiriirada
Maalinta
Taarikhda
Labada Koox Wada Ciyaartay
Inta ay Iska Dhaliyeen
Cidda Guusha Raacday

1-
K/Cagta

Arbaco
02/07/2008
Elman Vs EFS Banaadir
3-1
Elman

2-
K/Cagta
Khamiis
03/07/2008
SITT Vs Super-
2-0
SITT

3-
K/koleyga
Jimco
04/07/2008
Dekadda Vs Shacab
58-52
Dekadda

4-
Teniska Dheer
Jimco
04/07/2008
Aadan M.Aaadan Vs Moxamed M.
6.2.6.1
Aadan Moxamed Adan D/Hoose

5-
K/koleyga
Sabti
05/07/2008
Heegan Vs Fero
65-58
Heegan

6-
Teniska Dheer
Sabti
05/o7/2008
Moxamed C.Moxamed Vs Ayaanle Cali
1.1.6.2
Moxamed Cusmaan M D?Hoose

7-
Handball
Axad
06/07/2008
Heegan Vs Halgan
12-7
Heegan

8-
Tekwandow
Axad
06/07/2008
Bandhig Tekwando &Ciyaaraha H.Dhaq
Bandhig
Bandhig

9-
Handball
Isniin
07/07/2008
Nationlink Vs Shacab
9-7
Nationlink

10-
Tekwandow
Isniin
07/07/2008
Bandhig Tekwando &Ciyaaraha H.Dhaq
Bandhig
Bandhig

11-
K/Laliska
Talaado
08/07/2008
Dug.Sheekh Madar

Vs

Dug.Mogadisho
3-0
Dug.Sh . Madar

12
K/LALISKA
Arbaco
09/07/2008
Dug>Tab.1da Luulyo

Vs Dug.Imaam Shafici
1-3
Dug .Imaam

Imaam Shafici

13-
Feerk
Khamiis
10/07/2008
Bandhig 8 Ciyaartooy
Barbadhac
Barbardhac

14
K/Miiska

K/Miiska
Khamiis

Khamiis
10/07/2008
Cabdiraxmaan Jeylaani Xaaji D/Hoose Koox Keli Keli ahVs Cumar Cabdullahi Sheekh D/Hoose

Koox Koox Cabdullahi Sheekh

Vs

Cbdsiraxmaan Jeylaani D/Hoose

2-0

2-0
Cabdiraxmaan Jeynaani Kaalinta 1aad D/Hoose

Cumar Cabdullahi Sheekh D/hoose

CIYAARAHA FINAALKA

15-
K/Cagta
Jimco
11/07/2008
Elman Vs SITT
3-1
Elman

16-
Handball
Sabti
12/07/2008
Gabdha Heegan Vs G/Halgan
7-9
Heegan

17-
K/Laliska
Axad
13/07/2008
Dug.sh.Madar

Vs

Dug.imaam Sh.
3-1
Dug .sheekh Madar

18-
Teniska Dheer
Isniin
14/07/2008
Mahdi Cusman

Vs

Aadan M Aadan
62.63
Aadan M.Aadan

19-
K/koleyga
Arbaco
16/07/2008
Dekadda Vs Heegan
71-69
Dekadda

Waxaa Hotelka Saxafi ee magaalada Muqdishu lagu qabtay xaflad qado sharaf Lagu Soo Gunaanadayay Todobaadka Xuska Aabaha Isboortiga Allaha ha u naxariistee Nuur Jeenyo iyo Olympic-day Run , xafladan oo ay Guddiga Olambikada si heer sare ah ay u soo agaasimeen ayaa waxaa ka soo qeybgalay mas`uuliyiinka socotay Dawladda Federaalka sida Ra'Iisulwasaareku-Xegeenka ahana wasiirka warfaafinta, isboortiga iyo dhalinyaradda axmed cabdi salaan aadan, Wasiirka Arimaha gudaha iyo amniga Nuuse Nuur Amiin ,Xildhibaano, waxgarad ,culimaa`udiin qeyabaha kala duwan ee bulshada iyo bahweyn isboorti oo ay ka mid yahiin ciyaaryahano hore oo magac dalka ku leh

Ugu horeyn waxaa halkaasi warbixin ka soo jeediyay Ibraahim Roombo Guddoomiye ku xigeenka XSKK ahna Xoghayihii tartanka xuska Aabaha Isboortiga Nuur Jeenyo wuxuu ka warbixiyay qaabka qabanqaabo ee ay GOS tartankan u galeen iyo sida tartamadii dhacay loogu kala guuleystay abaalmarinada tartan ciyaareedka Xuska Nuur Jeenyo Allaha ha u naxariistee sidoo kale waxaa halkaasi G/X/1-aad G.O.S ahna Guddoomiyaha XSKK Aadan Xaaji Yabaroow (Wiish) isagoo sheegay in ay mudan tahay in mar kasta la xasuustaan Halyeeyga Aabaha isboortiga Nuur Jeenyo oo uu sheegay inuu yahay nin mar walba quluubta bahweynta isboortiga mar walba baaqi ku ahaan doona .

Guddoomiyaha G.O.S C/qaadir Ibraahin Gacal Abkoow ,Guddoomiye ku xigeenka G.O.S arrimaha xiriirada Xaaji Cabdi Cilmi Warsame iyo Saciid qorsheel oo ka mid ahaa Ciyaaryahanadii kooxdii Jeenyo ayaa iyaguna waxa ay ku dheeradeen aqoonta ay u leeyahiin Allaha ha u naxariistee Nuur Jeenyo .

Ra`iisul wasaare ku xigeenka ahna Wasiirka Isboortiga Axmed C/Salaam Aadan ayaa isna halkaasi ka hadlay isagoo sheegay inay farxad u tahay inuu bahweynta isboortiga kala qeybgalo gunaanadka xusta 1-aad ee Aabaha Isboortiga Nuur Jeenyo wuxuuna carabka ku adkeeyay in uu howlo shaqo uu ku jiray ka soo tegay isagoo danaynaya in bahweynta isboortiga iyo G.O.S kala qeybgalo Xafladda gunaanadka Xuskan sanadguuradii 1-aad ee geeridii Aabaha isboortiga Soomaaliyeed Nuur Xuseen Cabdi (Nuur Jeenyo)

Xafladda ayaa ku idlaatay jawi aad u qurux badan iyadoo halkaasna lagu bixiyay abaalmarino koobab oo la guddoonsiiyay kooxihii ku guuleystay koobka xuska marxuum Nuur Jeenyo waxaana xafladan ka soo qeybgalay mas`uuliyiin ay ka mid yahiin Wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga Muuse Nuur Amiin xildhibaan Sheekh Jaamac Xaaji Xuseen , Maamulka Gobolka Guddoomiye Ku xigeenka arrimaha Bulshada Cumar Dacas , Cusmaan Dhagax Tuur ,Taliyaha Ciidanka booliska Soomaaliyeed Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdid) , mas`uuliyiin sare oo dhanka xiriirada kala duwan ee G.O.S , ciyaaryahano hore kana tirsanaa kooxdii Jeenyo , iyo marti sharaf kala duwan oo boqolaal gaarayay waxayna tartamadaasi u dhaceen sidaan iyo weliba taariikhnololeeydkii marxuum nuur jiinyo halkaan ka fiirso.

GUDDIGA OLYMBIKADA SOOMAALIYEED

TAARIKH NOOLOOLEEDKA

NUUR XUSEEN CABDI

(NUUR JEENYO)

Marxuum Nuur Xuseen Cabdi wuxuu ku dhashay Xamar Xaafadda Wardhigley ,Sannadku 1924kii ,Marxuum Nuur Jeenyo Yaraantiisu Jeclaa Ciyaaraha,wuxuuna

Daawashada Ciyaaraha ku soo biiray1947,wuxuuna fagaaraha lagu hardamo ka Muuqday Muddo fara badan wuxuuna Muteeystay in loo Doorto Madaxa Naadiga

LLPP,Sannadkii 1955tii ,wuxuuna Duba Muujiyey Karti iyo Dadaal dheeri ah ,wuxuuna kor u qaaday Magaca Wasaaradda Hawlaha Guud,Gaar ahaan Naadiga

Nabadgelyada Garoonka

Xaflad Qado Sharaf Lagu Soo Gunaanadayay Todobaadka Xuska Aabaha Isboortiga Nuur Jeenyo iyo Olympic-day Run oo Ka Dhacday Saxafi Hoteel ee Magaaladda Muqdishu .

Calayaale News Jul 23/08

Guddoomiyaha G.O.S C/qaadir Ibraahin Gacal Abkoow ,Guddoomiye ku xigeenka G.O.S arrimaha xiriirada Xaaji Cabdi Cilmi Warsame iyo Saciid qorsheel oo ka mid ahaa Ciyaaryahanadii kooxdii Jeenyo ayaa iyaguna waxa ay ku dheeradeen aqoonta ay u leeyahiin Allaha ha u naxariistee Nuur Jeenyo.

Wuxuu Geeriyaaday Isagoo ka soo Laabtay Wadanada Yurub Ciyaaraha EURO SOM ee lagu qabtay Dalalka Filand iyo Iswydan Taarikhdu markay ahayd 16/8/2008.

NUUR XUSEEN CABDI (NUUR JEENYO)

WUXUU BAAQI KU AHAAN DOONAA

QULUUBTA BAHDA ISBOORTIGA

ALLAHA U NAAXRIIST

Xafladda Xiriitaanka Tartanka Munaasabadda Sannad-Guuraada 1aad ee Marxuum Aabaha IsboortigaSoomaaliyeed

Nuur Xuseen Cabdi (Nuur Jeenyo)

16/8/2007

Ee lagu qabtay Hotel Saxafi

22/7/2008

Marti Sharafta lagu Casumay Xafladdaan

Waxaa Sharaf weyn u ah Guddiga Farsamada ee loo Xilsaaray Fulinta iyo

Meel Marinta Barnaamijkaan,oo ay ka qeyb galeen 9 Xariir oo hoos yimaada Guddiga Olymbikada Soomaaliyeed,waana markii ugu horeysay 9 Xiriir ah wada qabtaan Tartamo isku ujeedda ah,xiriir Kasta,wuxuu qabtay Ciyaarihii u Xil Saarnaa,wuxuu bilaawday 02/07/08,wuxuuna dhammaaday 15/7/2008.Guddiga Farsamada wuxuu amaan iyo Bogaadin u soo jeedinayaa Dhammaan Xiriirada,Naadiyada iyo Kooxaha ka qeyb qaatay Tartankaas ,sidoo kale Guddiga Wuxuu u mahad Celinayaa Shaqsiyaadkii iyo Hay;adahii Gacanta ka Geystay sida Telecom Somalia

Oo ugu Deeqday Barnaamijkaas 260 Funaanado,iyo Est. Africa trending shipping &Company oo ugu Deeqday Barnaamijkaan 60Funaanadood, sido kale Imaan Sports ugu Deeqday Tartanka Munasabadda Marxuum Nuur Jeenyo laba Koob Kubadda Cagta & Fustalka.,waxaana Marnaba la

Iloobi Karin Saldhigga Booliiska Bari oo kaalin Fiican ka qaatay Xoojinta

Nabadgelyada Garoonka

Tartankii lagu Maamuusayey Abaaha Isboortiga Soomaalieed waxaa ka

Qeyb qaatay 20 Kooxood,waxayna Ciyaaraha u dhaceen sida halkaan

Ku Lifaaqan..

N0
Xiriirada
Maalinta
Taarikhda
Labada Koox Wada Ciyaartay
Inta ay Iska Dhaliyeen
Cidda Guusha Raacday

1-
K/Cagta

Arbaco
02/07/2008
Elman Vs EFS Banaadir
3-1
Elman

2-
K/Cagta
Khamiis
03/07/2008
SITT Vs Super-
2-0
SITT

3-
K/koleyga
Jimco
04/07/2008
Dekadda Vs Shacab
58-52
Dekadda

4-
Teniska Dheer
Jimco
04/07/2008
Aadan M.Aaadan Vs Moxamed M.
6.2.6.1
Aadan Moxamed Adan D/Hoose

5-
K/koleyga
Sabti
05/07/2008
Heegan Vs Fero
65-58
Heegan

6-
Teniska Dheer
Sabti
05/o7/2008
Moxamed C.Moxamed Vs Ayaanle Cali
1.1.6.2
Moxamed Cusmaan M D?Hoose

7-
Handball
Axad
06/07/2008
Heegan Vs Halgan
12-7
Heegan

8-
Tekwandow
Axad
06/07/2008
Bandhig Tekwando &Ciyaaraha H.Dhaq
Bandhig
Bandhig

9-
Handball
Isniin
07/07/2008
Nationlink Vs Shacab
9-7
Nationlink

10-
Tekwandow
Isniin
07/07/2008
Bandhig Tekwando &Ciyaaraha H.Dhaq
Bandhig
Bandhig

11-
K/Laliska
Talaado
08/07/2008
Dug.Sheekh Madar

Vs

Dug.Mogadisho
3-0
Dug.Sh . Madar

12
K/LALISKA
Arbaco
09/07/2008
Dug>Tab.1da Luulyo

Vs Dug.Imaam Shafici
1-3
Dug .Imaam

Imaam Shafici

13-
Feerk
Khamiis
10/07/2008
Bandhig 8 Ciyaartooy
Barbadhac
Barbardhac

14
K/Miiska

K/Miiska
Khamiis

Khamiis
10/07/2008
Cabdiraxmaan Jeylaani Xaaji D/Hoose Koox Keli Keli ahVs Cumar Cabdullahi Sheekh D/Hoose

Koox Koox Cabdullahi Sheekh

Vs

Cbdsiraxmaan Jeylaani D/Hoose

2-0

2-0
Cabdiraxmaan Jeynaani Kaalinta 1aad D/Hoose

Cumar Cabdullahi Sheekh D/hoose

CIYAARAHA FINAALKA

15-
K/Cagta
Jimco
11/07/2008
Elman Vs SITT
3-1
Elman

16-
Handball
Sabti
12/07/2008
Gabdha Heegan Vs G/Halgan
7-9
Heegan

17-
K/Laliska
Axad
13/07/2008
Dug.sh.Madar

Vs

Dug.imaam Sh.
3-1
Dug .sheekh Madar

18-
Teniska Dheer
Isniin
14/07/2008
Mahdi Cusman

Vs

Aadan M Aadan
62.63
Aadan M.Aadan

19-
K/koleyga
Arbaco
16/07/2008
Dekadda Vs Heegan
71-69
Dekadda.

No comments: