Tuesday, July 1, 2008

XAMAR ABGAAL BAA ISKA LEH!




Magaalada mogadishu waa casimada somalia laakin waxey ku dhextaal dhulka mudulood dego ee shabelada dhexe iyo shabelada hoose.

abgaal wuxuu dalbanayaa in uu magaaladiisa asagu maamusho ileen waaa degaankooda oo ayaga ayaa leh.
xamar waxaa soo xukumayay saldanado badan oo abgaal ah. waxaana ka mid ahaa oo ugu caansan,
State of Abgaal , State of Yaquub


State Of Yaquub: the Sultanate of Somali tribe Abgaal months sovereigns Sultan Haji Omar Hilowle AL-Yaquuby, Mogadishu was sentenced to a long period in the eighth century Ten AD.

[edit] Mogadishu Kingdom 900 - 1860 AD
First Sultan of the Mogadishu Kingdom Rulers from 900 - 1860 AD
Sultan Cumar father of Abu bakr
Sultan Abu Bakr
Sultan Axmad I
Sultan Maxammad I
Sultan Axmad II
Sultan Maxmud
Sultan Cali
Sultan Cismaan
Sultan Muxammad II
Sultan Axmad III-1860
Sultan Hassan Abdulqadir Haji


3 comments:

Unknown said...

Saaxiib aan ku saxo
Suldaanada aad soo xisaabtay waxa ka aasaasmeen Hobyo Meesha ayey ka talinaayeen ugu horeeyey imam Mohamud Hilowle ilaa 1888 oo Boqor Kenidiid dagaal ku qabsaday.
Muqdisho from 425 CE ilaa maanta waxaa loogu Yimid dadkaan Banaadiri
Sawirka aad soo dhigayno Dib u fiiri Abgaal Maa gurigaas Qadiimiga degenaayeen mise reer Xamar.

Abgaal reer Mataan kaliya ayaa yaqshiid deganaa oo xamardaye ladhihi jiray oo caanaha iyo Cawska keenijireen. Abgaal xoogoodi 99% hobyo agagaarka ed.
@Aroone

Aoone2002@Gmail. Com



☆SULTANATE OF MOGADISHU

●Sultanate of Mogadishu
●Saldanadda Muqdisho
             ☆☆☆  سلطنة مقديشو    ☆☆☆

■6th century–16th century

▪ The "City of Mogadishu" on
Fra Mauro's medieval map.

■Capital Mogadishu
■Languages Somali, Arabic
■Religion Sunni Muslim
■Government Monarchy
■Currency Mogadishan
■Historical era Middle Ages
■Today part of Somalia
■The Sultanate of Mogadishu ■(Somali: Saldanadda Muqdisho, ■Arabic: سلطنة مقديشو‎‎)

In 694 AD the Benadir towns of Mogadishu, Merka, Brava and Kismayo sprang into historical existence with the actual names, thanks to the enterprise of Abdul Malik bin Muriami. He placed one of his own followers as governor in each place and declared himself Sultan.

These towns on the Benadir coast of the Indian Ocean share to a great extent the characteristics of Swahili culture further south: trading centres, welcoming Arab, Persian and other immigrants, evolving distinctive amalgams both of people groups and language, with tangible forms of settled government and the presence of Islam.

Muzzafar Dynasty

From 9th century to 10 Century
The Sultanate of Mogadishu
Muzzafar was a Sada from Yemen
A powerful warrior Came to Banaadir Coast and declared Muzzafar Dynasty. And
 developed with the immigration of Emozeidi Arabs, a community whose earliest presence dates back to the 9th or 12th century.
This evolved into the Muzaffar dynasty, a joint Somali-Arab federation of rulers, and Mogadishu became closely linked with the powerful Somali Ajuran Sultanate.

It rose as one of the pre-eminent powers in the Horn of Africa  during the 12th, 13th and 14th centuries, before becoming part of the (expanding Ajuran Empire).

The Mogadishu Sultanate maintained a vast trading network, dominated the regional gold trade, minted its own Mogadishu currency, and left an extensive architectural legacy in present-day southern Somalia.

■ Sultans of Mogadishu

The various Sultans of Mogadishu are mainly known from the Mogadishan currency on which many of their names are engraved. However, their succession dates and genealogical relations are obscure.
While only a handful of the pieces have been precisely dated, the Sultanate's first coins were minted at the beginning of the 14th century, with the last issued around the late 17th century. The following list of the Sultans of Mogadishu is abridged and is primarily derived from these mints.
NOTE:
The first of two dates uses the Islamic calendar, with the second using the Julian calendar; single dates are based on the Julian (European) calendar.

# Sultan Reign Notes:

1) ■ Abu Bakr b. Fakhr ad Din fl 1250 of the Mogadishu Sultanate's first ruling house,
the Fakr ad-Din dynasty.

2 )■ Abu Bakr b. Muhammad fl 722/1322-1323 Ruling Sultan when Ibn Battuta visited the kingdom in 1331.

3 )■ Al-Rahman b. al-Musa'id probably 8th/14th century

4 )■ Yusuf b. Sa'id fl 8th/14th century .

5)■ Sultan Muhammad fl 8th/14th century.

6 )■ Rasul b. 'Ali fl 8th/14th century .

7 )■ Yusuf b. Abi Bakr fl 8th/14th century.

8 )■ Malik b. Sa'id unknown dates, style of 8th/14th century.

9)■ Sultan 'Umar fl 9th/15th century (?)

10 )■ Zubayr b. 'Umar fl c. 9th/15th century.
References

 by Bender the Bot
® @Aroone
Aroone2002@gmail.com

Unknown said...

            بسم الله الرحمن الرحيم
     
               TAARIIKHDA
     BANAADIR IYO BANAADIRI
                     

☆ Magaca Muqdisho iyo Banaadir
Ka hor Romanka iyo Giriiga  maxay ku magacaabi jireen Caasimadeeni Soomaaliya ?

 ☆ Sarapion (Ancient Greek: Σαράπιον, also spelled Serapion),
Waa magaca ladhi hijiray Caasimadeeni Serebiyan waa magac qadiimi ah.

Micnahiisuna yahay magaalo dekadeed, ku yaala Soomaaliya Mar dambe noqday Caasimada wadanka Muqdisho.

Mardambe ayaa yimid magaca Banaadir ama Benadir

Banadir or Benadir (Somali: Banaadir, Persian: بنادر‎‎ Banādir

Dadkii kasoo qaxay Magaalada Dimishiq sanadka 646 CE ilaa 705 CE caasimada Islaamka waqtigaas ahaa waxay ahaayeen dad Carab iyo Persian isku jira.
Waxaa loo maleeyaa magaca bandar oo ah( Furdo ama dakad )
Marka labadiyo uu noqonaayo
Banaadir  (furdooyin ama dekado)
In uu goortaas baxay, ama waqti ku dhaw.

Sidoo kale Magaca "Muqdisho" oo asaga kaduwan. Oo leh labo macno ayadoo loo fiirinaayo luqada Labada qolo Arab iyo Persian iyo imaashahoodi Muqdisho aan kor kusoo xusay.
Mida Carabta waa " Fadhiga Shaaha". Ama (hotel or Maqaayad )
Mida Persian micno ahaan Marka loo fiiriyo oo noqon karo "Fadhiga Boqorka". Ama (Aqalka madaxtooyada)

Xeebaha Banaadiriga:

Banaadir waa dhulxeebeedka koonfurta Soomaaliya, laga soo bilaabo Warshiikh ilaa iyo Kismaayo
Kismaayo waxii ka shisheeyana Bajuuni Island.
 sida Map Roomaanka sameeyeen ama dhismaha facda leh  ilaa iyo maanta ka muuqda Xeebaha Banaadiriga ka arki kartid ilaa maanta.

Tusaale:
Xeebta Warshiikh waxaa ku Arkaysaa, "Saro ama daarar dhagax kasameeysan . Sida Kuwa Muqdisho, Marka, Baraawe.
Waxaa intaas ku dheer, waxaa deegaan u ahaa dad reer Banaadir ah oo hormuud ka yahay, marna ahaa Waaliga (Taliye/Governor) ama Shiikha Warshiikh.
Allah u naxreesto Sheikh Abiikar al Muxdaar bin Camuudi Deen.
Oo ilaa iyo maanta ku aasan laguna Siyaarto. Gawar uu AWOOW U yahay Aamana Makaroon Aniga Ayaan soo gaaray oo ku Arkay Warshiikh.

Waxaa lasheegaa Xeebaha Banaadiriga in uu ahaa goobo ama xeebo ganacsiga aad ugu shidnaa.
Badeecadaha laga keeni jiray loona dhoofin jiray Xagaa iyo Jaziiratul Carab iyo Persia?

BANAADIRI Goormuu Soo degay
Xeebaha Banaadir?

Taariikhda waxay sheegeysaa
Banaadiriga u soo horeeyey Muqdisho, in uu yimid ama soo dagay Xeebaha Banaadiriga  sanadka
525 CE Xiligii Boqortooyadii Tubac
Ama Himyarite Dynasty.

Waxaa lâ soo dharooriyey ama lâ isku soo gud gud biyey. In Boqorkii ka talin jiray Jaziiratul Arab caasimadiisu ahayd "Zafar" maanta la dhaho "IBB Yemen,"  Meel u jirta Sanca caasimada yemen dhan ka K. Bari 130 km. Boqorkaas caruurtiisa in ay soo gaareen Muqdisho oona xukumi jiray Muqdisho mudo 35 sano ah 525 CE ilaa 560 CE Lana dhihi jiray
Shingan ibn Hadi ibn Ma’adi-Karib”

Waxa lâ sheegaa in magaca SHINGAANI in uu Meesha ka yimid.
Waxaa kale lâ sheegaa wiil uu dhalay Sharax bil "Shingan ibn Hadi
In uu ahaa.  Boqortooyadaan soo jirtay 11 fac.
Sedexda Fac u horeeyey waxay Aminsanaayeen Diinta Yahuuda Boqor ahaan laakin dadka badidoodi Diin laawayaal ama Kuwa Qorax iyo alaabo Caabudo ayey ahaayeen, sideeda Fac soo hartayna Diinta Masiixiga, ayey haysteen.  Xataa waxaa lâ Sheegaa wiilasha Boqorka labo in ay Ethiobia aaday mid, mid ka kale xukunka ku dilay, midkaan sedexaadna waa ka Muqdisho yimid. Isku jir Boqortooyadii xoogaa badneyd oo ee dhawr boqol  sano ka badan jirtay  ee Tubac  qadka ayey ka baxday sanadka markuu ahaa 560 CE.

■ Guruubka kowaad ee Banaadiri 525 CE to 560 CE
Asalka Banaadiri halkaan ayuu kasoo biloowdaa Shingaani ilaa iyo maanta reer Shingaani deganyihiin.
Waxaa kusoo xigaan Guruubyada Reer Banaadiri ee Soo Socda.

Waxaa Qoray :Taariikh yaqaan
Sharif Ahmed Aroone MSc UBC @Aroone
 Waxaa soo bandhigay
Inj. Abdurahman Abuuyo.
 


Unknown said...

BANAADIRI FROM WARSHIIKH TO KISMAAYO
QABAAILADA BANAADIRIGA EE DEGANAAYEEN 1590 SANO ILAA IYO MAANTA WAA SIDA:

Magaalooyinka Reer Banaadiri sida ay ukala deganaayeen:

■ Reer Shangaani
Carab (kudhashay Dhulka Benadir)  (Hamar/Merca/Brava, ilaa Kismayo)

● Asharaaf  (Hamar/Merca/Brava/Kismayo)

● Reer Faqi  (Hamar/Merca/Brava/Kismayo)

● Camuudi (Hamar)

● Baa Fadal (Hamar)

● Reer Sheikh  (Hamar)

● A/samad  (Hamar)

● Reer Maanyo  (Hamar/Merca)

● Abakarow (Some related Hatim-Qaar Hatim Sheegta)
Reer xaaji (Hamar)

● Faqi Ali (Hamar)

● SedaxGeedi (Some related to Hawiye-qaar sheegta asal waceesleh/abgal)


■ Reer Hamar Weyne

● Reer Faqay  (Hamar/Merca/Brava/Kismayo)

● Bandhawoow (Hamar)

● Shaanshiyo  (Hamar/Merca/Kismayo)

● Moorshe (Hamar)

● Iskaashato (Hamar)

● Qalmashube (Hamar)

●Duruqbe  (Hamar/Merca)

●Gudmane (Hamar)

●Dhawarweyne (Hamar)

● Reer Shiikh Muumin (Hamar)

● Askarey (Hamar)

● Baxamiish (Hamar)
● Indho weyn (Hamar)
● Reer cali muuse (Hamar)

■ Jaziira iyo Gandashe (between Hamar-Merca)

● Shiikhaal (Jaziira)

● Shiikhaal(Gandarshe)

■ Afgoye

● Geladi

● Begadi

■ Merca ( labo iyotobonka koofid)

●1.Labada Asharaaf,
    Baa Calawi iyo Bin Xassan.

●2.Labada Sheekhaal,
   Sheekhaal Gendershe iyo Sheekhaal Baa Xassan- Jasiira.

●3.Shaanshiyo.

●4.Haatim.

●5.Duruqbo.

●6.Gaameedle.

●7.Heer Khadhiib- Guudmane.

●8.Carab-ta Marka.

●9.Heer Maanyo.

●10.Shukureere.

●11.Khalin-shuwe.

●12.Ahmed Nur.

■ Brava
Asharaaf   (Hamar/Merca/Brava/Kismayo)
Reer Faqay  (Hamar/Merca/Brava/Kismayo)
Bida 
Hatimi   (/Merca/Brava)

■ Tuni and Tuni tore qaar sheegtay  Digil

● Da'afarad

● Goygal

● Daqtiro

● Hayo

● Werile

■ Jilib of Benadir Clan Coming soon

■ Jamaame of Benadir Clan Coming soon

■ Kismayo

● Baajuun (Kismayo-Raskanbooni)

● Mushunguli click here (Kismayo-Raskanbooni)

● Reer Faqi  (Hamar/Merca/Brava/Kismayo)

● Asharaaf  (Hamar/Merca/Brava/Kismayo)

● Shaanshiyo (Hamar/Merca/Kismayo)

● Arab muwalad  (Hamar/Merca/Kismayo)

39 clans & subclans(NB: e.g. Asharaf is counted one if hamar or kismayo)

plse if u see any mistake about Clans' division  take a deep breath, and let me know to correct it, contact benadirstar@yahoo.com

■ Who are the Sharifs

The Ashraf elders sub-divided the Ashraf in the following way:

●- Hussein:

Reesharif Magbuul
Sharif Ahmed
Sharif Baalawi

●- Hassan:

Mohammed Sharif
Sharif Ali
Sharif Ahmed
Ashraf Sarman
Waxa soo guuriyey soona

☆soosaaray, Sharif Ahmed Aroone MSc UBC @Aroone
Copyright ask permission
Benadirstar@yahoo.com